Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yuudas 1:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kuwanu waa dhagaxyo qarsoon oo ku dhex jira cashooyinkiinna jacaylka markay idinla faysteeyaan iyagoo aan cabsanaynin; waxayna yihiin adhijirro naftooda jira, iyo daruuro aan biyo lahayn oo dabaylo kaxeeyaan, iyo geedo jiilaal oo aan midho lahayn, oo laba goor dhintay, oo la rujiyey;

akhri dhamaystiran cutubka Yuudas 1

arki Yuudas 1:12 macnaha guud