Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yooxanaa 8:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Iyagu markay waxaas maqleen, ayay iska daba baxeen midba mid, waayeelladii ka bilaabato ilaa kii u dambeeyey. Ciisena keligiis ayuu hadhay iyo naagtii dhexda joogtay.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 8

arki Yooxanaa 8:9 macnaha guud