Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yooxanaa 8:30-33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

30. Intuu waxyaalahaas ku hadlayay, dad badan ayaa rumaystay isaga.

31. Sidaas aawadeed Ciise wuxuu ku yidhi Yuhuuddii isaga rumaysatay, Haddaad ereygayga ku sii socotaan, runtii waxaad tihiin xertayda.

32. Oo waxaad garan doontaan runta; runtiina waa idin xorayn doontaa.

33. Waxay ugu jawaabeen, Farcankii Ibraahim baannu nahay, oo weligayo addoommo ninna uma ahayn. Maxaad u leedahay, Waa laydin xorayn doonaa?

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 8