Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yooxanaa 4:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Naagtii reer Samaariya ahayd waxay haddaba ku tidhi isaga, Sidee baad, adigoo Yuhuudi ah, biyo ii weyddiisanaysaa, anigoo naag reer Samaariya ah? (Waayo, dan iskuma leh Yuhuudda iyo reer Samaariya.)

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 4

arki Yooxanaa 4:9 macnaha guud