Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yooxanaa 4:30-33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

30. Markaasay magaaladii ka soo baxeen, wayna u imanayeen isagii.

31. Kolkaasay xertiisii baryeen iyagoo leh, Macallimow, wax cun.

32. Laakiin wuxuu iyagii ku yidhi, Anigu waxaan haystaa cunto aan cuno oo aydnaan ogayn.

33. Haddaba xertiisii waxay isku yidhaahdeen, Ma loo keenay wuxuu cuno?

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 4