Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yooxanaa 3:35-36 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

35. Aabbuhu wuu jecel yahay Wiilka, oo wax walba ayuu gacanta u geliyey.

36. Kii Wiilka rumaystaa, wuxuu leeyahay nolosha weligeed ah, kii aan Wiilka rumaysanse, nolosha ma arki doono, laakiin cadhadii Ilaah ayaa ku taal isaga.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 3