Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yooxanaa 21:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markii saddexaad ayuu ku yidhi, Simoon ina Yoonisow, Ma i jeceshahay? Butros ayaa ka calool xumaaday, waayo, wuxuu markii saddexaad ku yidhi, Ma i jeceshahay? Markaasuu ku yidhi, Sayidow, wax walba waad og tahay, waadna garanaysaa inaan ku jeclahay. Ciise ayaa ku yidhi, Idahayga daaji.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 21

arki Yooxanaa 21:17 macnaha guud