Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yooxanaa 19:31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaa daraaddeed Yuhuuddii, inaan meydadku sabtida iskutallaabaha sii saarnaan, waxay Bilaatos ka baryeen in lugaha laga jebiyo oo meydadka la qaado, waayo, waxay ahayd Maalintii Diyaargarayska, oo maalinta sabtidaas waxay ahayd maalin weyn.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 19

arki Yooxanaa 19:31 macnaha guud