Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yooxanaa 16:9-12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

9. xagga dembiga, waayo, way i rumaysan waayeen;

10. xagga xaqa, waayo, Aabbahaan u tegayaa, imana arki doontaan mar dambe;

11. xagga xukunka, waayo, kan madaxda dunida ah waa la xukumay.

12. Wax badan oo kalaan leeyahay inaan idiin sheego, laakiin imminka qaadi kari maysaan.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 16