Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yooxanaa 14:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Ciise wuxuu Toomas ku yidhi, Anigu waxaan ahay jidka iyo runta iyo nolosha. Ninna Aabbaha uma yimaado, xaggayguu ku yimaado maahee.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 14

arki Yooxanaa 14:6 macnaha guud