Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yooxanaa 12:35 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ciise haddaba ayaa ku yidhi, Weli in yar nuurka ayaa idinla jiraya. Socda intaad nuurka haysataan, si aan gudcurku idiin soo gaadhin. Kan gudcurka ku socdaana ma yaqaan meeshuu u socdo.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 12

arki Yooxanaa 12:35 macnaha guud