Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yacquub 4:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dhillayo iyo dhillooyin yahow, miyeydnaan garanayn inay saaxiibnimada dunidu Ilaah la col tahay? Sidaas daraaddeed kii kasta oo doonaya inuu saaxiib la ahaado dunida, Ilaah buu la col noqdaa.

akhri dhamaystiran cutubka Yacquub 4

arki Yacquub 4:4 macnaha guud