Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yacquub 3:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin xigmaddii kor ka timaadaa horta waa daahir, dabadeedna waa nabad iyo qabow iyo mid si dhib yar loola heshiiyo, oo waxaa ka buuxa naxariis iyo midho wanaagsan, mana leh u-kala-eexasho ama labaweji.

akhri dhamaystiran cutubka Yacquub 3

arki Yacquub 3:17 macnaha guud