Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yacquub 1:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddii mid isu maleeyo inuu cibaado badan yahay, oo uusan afkiisa xakamayn, laakiin uu qalbigiisa khiyaaneeyo, kaas cibaadadiisu waa wax aan waxtar lahayn.

akhri dhamaystiran cutubka Yacquub 1

arki Yacquub 1:26 macnaha guud