Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Tiitos 2:1-3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Laakiinse adigu ku hadal waxyaalaha ku habboon cilmiga runta ah.

2. Odayaashu waa inay feejignaadaan oo dhug yeeshaan oo digtoonaadaan oo ay si run ah ugu socdaan iimaanka iyo jacaylka iyo dulqaadashada.

3. Sidaas oo kalena habruhu waa inay asluub quduus ah lahaadaan, oo ayan noqon kuwa wax xanta, oo ayan khamri badan addoommo u noqon, laakiinse ay noqdaan kuwo wax wanaagsan dadka bara.

akhri dhamaystiran cutubka Tiitos 2