Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Tiitos 2:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Laakiinse adigu ku hadal waxyaalaha ku habboon cilmiga runta ah.

2. Odayaashu waa inay feejignaadaan oo dhug yeeshaan oo digtoonaadaan oo ay si run ah ugu socdaan iimaanka iyo jacaylka iyo dulqaadashada.

akhri dhamaystiran cutubka Tiitos 2