Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Rooma 6:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Haddaba maxaynu nidhaahnaa? Miyaynu ku sii soconnaa dembiga inay nimcadu badato?

2. Yaanay noqon! Innagoo dembiga kala dhimannay, sidee baynu mar dambe ugu dhex noolaannaa?

akhri dhamaystiran cutubka Rooma 6