Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Rooma 5:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Sidaas daraaddeed innagoo xaq laynagaga dhigay rumaysad, nabad baynu xagga Ilaah ku haysannaa Rabbigeenna Ciise Masiix;

2. kan xaggiisa aynu rumaysad ku galnay nimcadan aynu dhex taagan nahay, oo waxaynu ku faraxnaa rajada ammaanta Ilaah.

akhri dhamaystiran cutubka Rooma 5