Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Rooma 3:30-31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

30. hadday tahay in Ilaah mid keliya yahay oo uu kuwa gudan xaq kaga dhigi doono rumaysadka, kuwa buuryoqabka ahna rumaysadka.

31. De miyaannu haddaba sharciga ku burinnaa rumaysadka? Yaanay noqon! Laakiin sharciga waannu taagnaa.

akhri dhamaystiran cutubka Rooma 3