Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Rooma 13:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, amarradan la yidhi, Waa inaanad sinaysan, Waa inaanad qudh gooyn, Waa inaanad waxba xadin, Waa inaanad wax damcin, oo haddii amar kale jirana, waxaa lagu soo koobay hadalkan, Waa inaad deriskaaga u jeclaataa sida naftaada.

akhri dhamaystiran cutubka Rooma 13

arki Rooma 13:9 macnaha guud