Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Rooma 13:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, isagu wuxuu xaggaaga ku yahay midiidinka Ilaah inuu wanaag kuu sameeyo. Laakiinse haddaad xumaan samaysid, cabso, waayo, isagu seefta uma sito sababla'aan. Maxaa yeelay, isagu waa midiidinka Ilaah, oo waa mid cadho kaga aarsada kii xumaan sameeya.

akhri dhamaystiran cutubka Rooma 13

arki Rooma 13:4 macnaha guud