Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Rooma 10:20-21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

20. Isayosna waa dhiirranaa oo wuxuu yidhi, Waxaa i helay kuwo aan i doonayn, Waxaan u muuqday kuwo aan wax i weyddiinayn.

21. Laakiin reer binu Israa'iil wuxuu ku yidhi, Maalintii oo dhan waxaan gacmahayga u kala bixinayay dad caasi ah oo muran miidhan ah.

akhri dhamaystiran cutubka Rooma 10