Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Muujintii 8:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Malaa'igtii kowaad ayaa ka dhawaajisay, markaasaa waxaa soo dhacay roob dhagaxyaale iyo dab dhiig ku dhex qasan yahay, oo waxaa lagu tuuray dhulka; markaasaa dunida saddex meelood oo meeli gubatay, oo dhirtana saddex meelood oo meel baa gubatay, oo cawskii qoyanaa oo dhammuna waa gubtay.

akhri dhamaystiran cutubka Muujintii 8

arki Muujintii 8:7 macnaha guud