Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Muujintii 7:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo bal eeg, waxyaalahaas ka dib waxaan arkay dad faro badan, oo aan ninna tirin karin, oo lagala soo baxay quruun kasta, iyo qabiil kasta, iyo dad kasta, iyo af kasta, oo taagan carshiga hortiisa iyo Wanka hortiisa, iyagoo qaba khamiisyo cadcad, gacmahana ku haysta caleemo timireed.

akhri dhamaystiran cutubka Muujintii 7

arki Muujintii 7:9 macnaha guud