Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Muujintii 4:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxyaalahaas dabadeed kor baan eegay oo waxaan arkay albaab samada ka furmay, oo codkii ugu horreeyey oo aan maqlay sidii buun ila hadlaya oo kale, wuxuu igu yidhi, Halkan soo fuul oo waxaan ku tusi doonaa waxyaalaha waajibka ah inay hadda ka dib dhacaan.

akhri dhamaystiran cutubka Muujintii 4

arki Muujintii 4:1 macnaha guud