Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Muujintii 3:21-22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

21. Kii guulaysta, waxaan siin doonaa amar uu carshigayga igula fadhiisto, sida aan aniguba u guulaystay, oo aan Aabbahay ugula fadhiistay carshigiisa.

22. Kii dheg lahu ha maqlo waxa Ruuxu ku leeyahay kiniisadaha.

akhri dhamaystiran cutubka Muujintii 3