Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Muujintii 21:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo magaaladuna waxay u dhisnayd afar gees, oo dhererkeeduna wuxuu le'ekaa ballaadhkeeda; oo markaasay waxay magaaladii ku qiyaastay cawsduurkii, oo waxay noqotay laba iyo toban kun oo istaadiyon; oo dhererkeeda iyo ballaadhkeeda iyo sarajooggeeduba waa isla ekaayeen.

akhri dhamaystiran cutubka Muujintii 21

arki Muujintii 21:16 macnaha guud