Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Muujintii 20:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markaasaan arkay kuwii dhintay, yar iyo weynba, iyagoo taagan carshiga hortiisii, markaasaa waxaa la furay kitaabbadii; oo haddana waxaa la furay kitaab kale oo ah kii nolosha; oo kuwii dhintay waxaa lagu xukumay waxyaalihii kitaabbadii ku qornaa, sidii ay shuqulladoodii ahaayeen.

akhri dhamaystiran cutubka Muujintii 20

arki Muujintii 20:12 macnaha guud