Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Muujintii 2:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kii dheg lahu ha maqlo waxa Ruuxu ku leeyahay kiniisadaha. Kii guulaysta waxaan wax ka siin doonaa maannada qarsoon, oo waxaan siin doonaa dhagax cad, dhagaxa dushiisana waxaa ku qoran magac cusub oo aan ninna aqoon, kan hela mooyaane.

akhri dhamaystiran cutubka Muujintii 2

arki Muujintii 2:17 macnaha guud