Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Muujintii 2:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse dhawr waxyaalood baan kuu haystaa, maxaa yeelay, halkaas waxaad ku haysataa kuwo xajiya waxbariddii Balcaam, kaas oo baray Baalaaq inuu reer binu Israa'iil hortooda ku tuuro dhagax lagu turunturoodo, inay cunaan waxyaalo sanamyo loo bixiyey iyo inay sinaystaan.

akhri dhamaystiran cutubka Muujintii 2

arki Muujintii 2:14 macnaha guud