Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Muujintii 2:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ha ka cabsan waxyaalaha aad dhowaan ku xanuunsan doontid. Bal eega, in laydin tijaabiyo aawadeed, Ibliisku qaarkiin buu dhowaan xabsi ku ridi doonaa, oo idinku intii toban maalmood ah waxaad heli doontaan dhibaato. Ilaa dhimashada aamin ahow, anna waxaan ku siin doonaa taajka nolosha.

akhri dhamaystiran cutubka Muujintii 2

arki Muujintii 2:10 macnaha guud