Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Muujintii 18:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo iyana intay madaxa boodh ku shubteen ayay qayliyeen oo ooyeen oo baroorteen, oo waxay yidhaahdeen, Waxaa hoogtay oo hoogtay magaaladii weynayd oo kulli inta badda doonniyaha ku lahu ay dhexdeeda kaga taajireen maalkeedii, waayo, iyadii saacad keliya bay baabba'day.

akhri dhamaystiran cutubka Muujintii 18

arki Muujintii 18:19 macnaha guud