Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Muujintii 18:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

shixnaddaas oo ah dahab, iyo lacag, iyo dhagaxyo qaali ah, iyo luul, iyo dhar wanaagsan, iyo dhar guduudan, iyo xariir, iyo dhar cas, iyo alwaax kasta oo tu'inos ah, iyo weel kasta oo foolmaroodi laga sameeyey, iyo weel kasta oo alwaax qaali ah laga sameeyey, iyo kuwa laga sameeyey naxaas, iyo bir, iyo marmar,

akhri dhamaystiran cutubka Muujintii 18

arki Muujintii 18:12 macnaha guud