Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Muujintii 11:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo afar iyo labaatankii oday oo carshiyadooda ku fadhiyey Ilaah hortiisa way dhaceen, oo intay wejigooda dhulka saareen, ayay Ilaah caabudeen, iyagoo leh,

akhri dhamaystiran cutubka Muujintii 11

arki Muujintii 11:16 macnaha guud