Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Muujintii 10:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddana waxaan arkay malaa'ig kale oo xoog weyn oo samada ka soo degaysa, iyadoo daruur huwan, madaxeedana waxaa saarnaa qaansoroobaad, wejigeeduna wuxuu u ekaa qorraxda oo kale, cagaheeduna waxay u ekaayeen tiirar dab ah,

akhri dhamaystiran cutubka Muujintii 10

arki Muujintii 10:1 macnaha guud