Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Muujintii 1:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Toddobada xiddigood oo aad ku aragtay gacantayda midigtaa iyo toddobada laambadood oo dahabka ah qarsoodigooda micnihiisu waxaa weeye sidan, toddobada xiddigood waxaa weeyaan malaa'igaha toddobada kiniisadood, toddobada laambadoodna waxaa weeyaan toddobada kiniisadood.

akhri dhamaystiran cutubka Muujintii 1

arki Muujintii 1:20 macnaha guud