Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Muujintii 1:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Tanu waa muujintii Ciise Masiix oo Ilaah isaga siiyey inuu tuso addoommadiisa waxyaalaha waajibka ah inay dhowaan dhacaan. Oo isagu wuxuu taas tusay addoonkiisii Yooxanaa isagoo malaa'igtiisa u soo diraya isaga,

akhri dhamaystiran cutubka Muujintii 1

arki Muujintii 1:1 macnaha guud