Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Matayos 9:3-5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

3. Kolkaasaa qaar culimmada ah waxay isku yidhaahdeen, Ninkan waa caytamayaa.

4. Ciise oo fikirradooda garanaya ayaa ku yidhi, Maxaad haddaba shar ugu fikiraysaan qalbiyadiinna?

5. Iyamaa hawl yar, in la yidhaahdo, Dembiyadaadu waa cafiyan yihiin, ama in la yidhaahdo, Kac oo soco?

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 9