Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Matayos 9:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Markaasuu doonni fuulay oo dhanka kale u tallaabay oo magaaladiisii yimid.

2. Kolkaasay waxay u keeneen nin curyaan ah oo sariir ku jiifa. Ciise oo rumaysadkooda arka ayaa ninkii curyaanka ahaa ku yidhi, Wiilkow, kalsoonow, dembiyadaadu waa kaa cafiyan yihiin.

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 9