Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Matayos 6:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo goortaad tukanaysaan, ha ahaanina sida labawejiilayaasha, waayo, waxay jecel yihiin inay tukadaan iyagoo taagan sunagogyada iyo meesha jidadku isku gooyaan si ay dadka ugu muuqdaan. Runtii waxaan idinku leeyahay, Abaalgudkoodii way heleen.

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 6

arki Matayos 6:5 macnaha guud