Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Matayos 4:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin wuu u jawaabay oo ku yidhi, Waa qoran tahay, Dadku waa inaanu kibis oo keliya ku noolaan, laakiin waa inuu eray walba oo afka Ilaah ka soo baxa ku noolaado.

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 4

arki Matayos 4:4 macnaha guud