Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Matayos 27:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bilaatos goortuu arkay inuusan waxba ka tari karin in rabshad kacdo maahee, ayuu biyo qaatay oo dadka hortooda ku gacmo dhaqday oo wuxuu yidhi, Anigu waan ka eedla'ahay ninkan xaqa ah dhiiggiisa. Idinku yeelkiinna.

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 27

arki Matayos 27:24 macnaha guud