Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Matayos 21:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ciise ayaa u jawaabay oo ku yidhi, Runtii waxaan idinku leeyahay, Haddaad rumaysan tihiin oo aydnaan shakiyin, wixii geedkii berdaha ahaa ku dhacay oo keliya ma aad samayn doontaan, laakiin weliba haddaad buurtan ku tidhaahdaan, Ruq, baddana isku tuur, way noqonaysaa.

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 21

arki Matayos 21:21 macnaha guud