Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Matayos 20:33-34 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

33. Waxay ku yidhaahdeen, Sayidow, in indhuhu noo furmaan ayaannu doonaynaa.

34. Ciise intuu u naxariistay ayuu indhahooda taabtay oo kolkiiba wax bay arkeen, wayna raaceen.

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 20