Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Matayos 20:30 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo laba nin oo indha la' ayaa jidka ag fadhiyey, oo goortay maqleen in Ciise ag marayo ayay qayliyeen iyagoo leh, Sayidow, ina Daa'uudow, noo naxariiso.

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 20

arki Matayos 20:30 macnaha guud