Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Matayos 18:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin addoonkaas ayaa baxay oo helay mid ka mid ah addoommadii uu la shaqayn jiray, kii uu ku lahaa boqol dinaar. Wuu qabtay oo intuu ceejiyey ayuu ku yidhi, Bixi waxa lagugu leeyahay.

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 18

arki Matayos 18:28 macnaha guud