Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Matayos 17:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Lix maalmood dabadeed Ciise wuxuu waday Butros iyo Yacquub iyo walaalkiis Yooxanaa, oo wuxuu keligood geeyey buur dheer.

2. Hortoodana ayuu ku beddelmay, wejigiisuna sida qorraxda oo kale ayuu u dhalaalay, dharkiisuna sida nuurka oo kale ayuu u caddaaday.

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 17