Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Matayos 15:33-35 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

33. Xertiisii waxay ku yidhaahdeen, Innagoo meel cidla ah joogna, xaggee baynu ka helaynaa kibis intaa le'eg in dad sida u badanu ka dhergaan?

34. Ciise ayaa ku yidhi Immisa kibsood baad haysaan? Waxay yidhaahdeen, Toddoba iyo waxoogaa kalluun yaryar ah.

35. Oo wuxuu dadkii badnaa ku amray inay dhulka fadhiistaan.

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 15