Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Matayos 15:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo naag reer Kancaan ah ayaa soohdimahaas ka soo baxday oo qaylisay iyadoo leh, Ii naxariiso, Sayidow, ina Daa'uudow. Gabadhayda jinni baa si xun u waalaya.

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 15

arki Matayos 15:22 macnaha guud