Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Matayos 13:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, dadkan qalbigoodu waa qallafsanaaday, Oo dhib bay dhegahooda wax ugu maqlaan, Indhahoodana way isku qabteen; Si aanay indhaha wax ugu arkin, Oo dhegaha wax ugu maqlin, Oo qalbiga wax ugu garan, Si aanay u soo noqon, Oo aanan u bogsiin.

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 13

arki Matayos 13:15 macnaha guud